Guddoomiye Mursal & wafdi uu horkacayo oo ka degay Addis Ababa (Sawirro)

Wafdi uu hogaamninayo Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman Ayaa Maanta Gaaray Magaalada Addis-ababa ee Dalka itoobiya. Safarka Guddoomiye Mursal ayaa yimid ka dib casuumad kaga timid dhigiisa dalka Itoobiya oo Garoonka Dayuuradaha Addis ababa ku soo Dhaweeyey. Labada dhinac ayaa la sheegay iney ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka … Continue reading Guddoomiye Mursal & wafdi uu horkacayo oo ka degay Addis Ababa (Sawirro)